BIDHAAN MEDIA
BIDHAAN MEDIA
  • Видео 4 990
  • Просмотров 23 072 463

Видео

Oomaar oo Markale Xanuunkii kusoo Noqday+Dadkii ka Dambeeyay oo La qabtay La ogaaday Ceeb Rag&Dumar
Просмотров 4 тыс.18 часов назад
Oomaar oo Markale Xanuunkii kusoo Noqday Dadkii ka Dambeeyay oo La qabtay La ogaaday Ceeb Rag&Dumar
Deg Deg Dagaal Canfar,Axmaaro oo 15 kamida Cidankii Somaliland ku Xasuuqday,Oohinta Muuse Bixi..
Просмотров 3,6 тыс.23 часа назад
Deg Deg Dagaal Canfar,Axmaaro oo 15 kamida Cidankii Somaliland ku Xasuuqday,Oohinta Muuse Bixi..
Daawo Jabka iyo Kala Cararka Jabhada canfarta,Diyaar Garow ka Socda Jiida Hore
Просмотров 3,4 тыс.День назад
Daawo Jabka iyo Kala Cararka Jabhada canfarta,Diyaar Garow ka Socda Jiida Hore
Deg Deg Canfar oo Dagaal lagu,ciidanka Itoobiya oo 10 kun oo Gudaha u Galay,
Просмотров 1,1 тыс.День назад
Deg Deg Canfar oo Dagaal lagu,ciidanka Itoobiya oo 10 kun oo Gudaha u Galay,
Deg Deg Daawo Muuse Bixi oo Shirqool Halis ah loo dhigay Beesha Garxajis oo ka aarsatay...
Просмотров 2,3 тыс.День назад
Deg Deg Daawo Muuse Bixi oo Shirqool Halis ah loo dhigay Beesha Garxajis oo ka aarsatay...
Daawo Dagaal Ssc&somaliland,Oog ooCaawa la Duqeeyay iyo Jawaabta la Celiyay itoobiya oo kusoo
Просмотров 502День назад
Daawo Dagaal Ssc&somaliland,Oog ooCaawa la Duqeeyay iyo Jawaabta la Celiyay itoobiya oo kusoo
Daawo Caadeemo Oormaar oo Soo hadlay Dadkii sixray&sababta Loo Sixray
Просмотров 1,7 тыс.День назад
Daawo Caadeemo Oormaar oo Soo hadlay Dadkii sixray&sababta Loo Sixray
Axx Daawo Qaabka Caawa Loo Dilay Mama Saafi&Oomaar oo Boliska Qabteen isbitaalka.. ..
Просмотров 11 тыс.13 часов назад
Axx Daawo Qaabka Caawa Loo Dilay Mama Saafi&Oomaar oo Boliska Qabteen isbitaalka.. ..
XOG yaab leh Shirqoolkii Omaar Barbar ee Norway Cadeymo Boliska oo Sir Kashifay Daawo….
Просмотров 6 тыс.13 часов назад
XOG yaab leh Shirqoolkii Omaar Barbar ee Norway Cadeymo Boliska oo Sir Kashifay Daawo….
Daawo Canfar oo Caawa Weerar Gaadmo ah,Xasuuqii Garba_ciise,Liyuu ga oo JIida Hore ku Qabtay Basasin
Просмотров 6 тыс.13 часов назад
Daawo Canfar oo Caawa Weerar Gaadmo ah,Xasuuqii Garba_ciise,Liyuu ga oo JIida Hore ku Qabtay Basasin
Daawo Heshiiskii Somalida&Canfarta Oo Burbur Qarka u Saaran,Dagaal laga Cabsi Qabo
Просмотров 1,7 тыс.13 часов назад
Daawo Heshiiskii Somalida&Canfarta Oo Burbur Qarka u Saaran,Dagaal laga Cabsi Qabo
Deg_Daawo Canfarta oo Ka Guurtay Dhulkii Dagaalka,Oohin&Kala Carar,Itoobiya oo Hiran Hub ku Qaybisay
Просмотров 3,5 тыс.13 часов назад
Deg_Daawo Canfarta oo Ka Guurtay Dhulkii Dagaalka,Oohin&Kala Carar,Itoobiya oo Hiran Hub ku Qaybisay
Deg Deg canfar oo Hadal la Yaab leh Hadashay,Itoobiya oo Xarun wayn ka Furatay Hargeysa..
Просмотров 2,7 тыс.13 часов назад
Deg Deg canfar oo Hadal la Yaab leh Hadashay,Itoobiya oo Xarun wayn ka Furatay Hargeysa..
Deg Deg Dagaal Canfarta,Beesha Ciise oo Runta u sheegay Abiy Axmed Jabhad Ku dhawaaqay...
Просмотров 3,8 тыс.13 часов назад
Deg Deg Dagaal Canfarta,Beesha Ciise oo Runta u sheegay Abiy Axmed Jabhad Ku dhawaaqay...
Deg Deg Dagaal Canfarta&somalida Hub Uruursi mar kale Dib u Bilowday Garba_ciise oo Caawa
Просмотров 3,1 тыс.13 часов назад
Deg Deg Dagaal Canfarta&somalida Hub Uruursi mar kale Dib u Bilowday Garba_ciise oo Caawa
Deg Deg Canfarta oo Heshiiskii Ka Baxday,Dagaal isku Diyaarisay&Liyuuga oo Wacad ku maray in..
Просмотров 1,4 тыс.13 часов назад
Deg Deg Canfarta oo Heshiiskii Ka Baxday,Dagaal isku Diyaarisay&Liyuuga oo Wacad ku maray in..
Deg Deg Khilaaf Jabuuti&itoobiya Dagaal kale,Xasuuuqii Canfarta Ee Garba_Ciise Xog La Helay
Просмотров 5 тыс.16 часов назад
Deg Deg Khilaaf Jabuuti&itoobiya Dagaal kale,Xasuuuqii Canfarta Ee Garba_Ciise Xog La Helay
Deg Deg Canfar oo Qiratay in Dagaalkii 30 kun ka Badan ooga Dhimatay,Jabkii Gaaray..
Просмотров 4,7 тыс.16 часов назад
Deg Deg Canfar oo Qiratay in Dagaalkii 30 kun ka Badan ooga Dhimatay,Jabkii Gaaray..
Deg Deg Abiy oo Caawa ku dhawaaqay in uu Qabsan Doono Somaliya,Sirdoonka&Ciidan 10k oo Gaaray Gudaha
Просмотров 2,8 тыс.16 часов назад
Deg Deg Abiy oo Caawa ku dhawaaqay in uu Qabsan Doono Somaliya,Sirdoonka&Ciidan 10k oo Gaaray Gudaha
Xildhibaam Abiib oo Awood la yaab leh lasoo Baxay Jabuuti oo Difaacday,Dagaaal ssc&Somaliland Caawa.
Просмотров 2,1 тыс.16 часов назад
Xildhibaam Abiib oo Awood la yaab leh lasoo Baxay Jabuuti oo Difaacday,Dagaaal ssc&Somaliland Caawa.
Deg Deg Daawo Hubkii Beesha Mareexaan la Wareegtay oo Waji kale Caawa Yeshay, ugaska oo Hadal Layaab
Просмотров 8 тыс.16 часов назад
Deg Deg Daawo Hubkii Beesha Mareexaan la Wareegtay oo Waji kale Caawa Yeshay, ugaska oo Hadal Layaab
Deg Deg Daawo Canfar oo Markale Qorshe Halis ah Wado,Itoobiya oo 10 kun Oo Ciidan Galisay Somaliya..
Просмотров 6 тыс.18 часов назад
Deg Deg Daawo Canfar oo Markale Qorshe Halis ah Wado,Itoobiya oo 10 kun Oo Ciidan Galisay Somaliya..
Deg_Saraakiisha&Sirdoonka Itobiya oo Cawa Gaaray Saylac&Lughaye,Muse Bixi oo Hub ku Badashay Aqoniga
Просмотров 4,4 тыс.18 часов назад
Deg_Saraakiisha&Sirdoonka Itobiya oo Cawa Gaaray Saylac&Lughaye,Muse Bixi oo Hub ku Badashay Aqoniga
Deg Deg Ugaaska Mw Xasan oo Dalbaday in Xilka Laga Qaado Mooshin 250 xildhibaan oo La Qabtay..
Просмотров 35518 часов назад
Deg Deg Ugaaska Mw Xasan oo Dalbaday in Xilka Laga Qaado Mooshin 250 xildhibaan oo La Qabtay..
Deg Deg Canfar oo Qiratay in Ay jabtay,Abiy oo u Dhaaranaayo Mw Xasan xog Rasmi ah
Просмотров 7 тыс.18 часов назад
Deg Deg Canfar oo Qiratay in Ay jabtay,Abiy oo u Dhaaranaayo Mw Xasan xog Rasmi ah
Deg Deg Abiy oo Wacad ku Maray in uu Muqdisho Qabsan Doono,Saraakiil Saylac Gaaray,Lagu soo dhaweyay
Просмотров 1,8 тыс.18 часов назад
Deg Deg Abiy oo Wacad ku Maray in uu Muqdisho Qabsan Doono,Saraakiil Saylac Gaaray,Lagu soo dhaweyay
Deg Deg Canfar oo Dagaal lagu,ciidanka Itoobiya oo 5 kun oo Gudaha u Galay Somaliya Hub kale oo la.
Просмотров 3,6 тыс.18 часов назад
Deg Deg Canfar oo Dagaal lagu,ciidanka Itoobiya oo 5 kun oo Gudaha u Galay Somaliya Hub kale oo la.
Deg Deg Daawo Oohinta Xildhibaan Abiib,Xil ka Qaadis,Dagaal Ssc&s/land Oog oo la Duqeeyay
Просмотров 1,5 тыс.18 часов назад
Deg Deg Daawo Oohinta Xildhibaan Abiib,Xil ka Qaadis,Dagaal Ssc&s/land Oog oo la Duqeeyay
Deg Deg Daawo Ciidanka Oo Caawa Si wayn u Xasuuuqay,As oo Jab wayn Gaaray..
Просмотров 1,7 тыс.18 часов назад
Deg Deg Daawo Ciidanka Oo Caawa Si wayn u Xasuuuqay,As oo Jab wayn Gaaray..

Комментарии

  • @MaxamedTawakal-fb2zs
    @MaxamedTawakal-fb2zs 14 часов назад

    Anigu jigjiga ayaan joogaa aniga cid ibadbaadisa allaah mooyee cidkale waayey jigjiga way la wareegeen waxaa kamida xamdi cabdile gaab bishaaro cabdile gaab oo reer bookh ah iyo hooyadood hodanjasmac jigjiga ama DDS way kadhameeyeen caruurtii dhalinyaradii😢😢😢😢😢😢waxay deganyihiin xaafada 7aad dhabarka masjidka geelayaasha suuqa ku yaal warshadaha isguulo dhakhaatiir tirobeela farmadiiyo tiro beela suuqa jaadka kootarabaanka iibkabxubnaha dadka cabista dhiiga cunista hilibka dadka mana dhintaan waayo qof qofkii u eg Bay soosaaraan😢😢😢😢 jigjiga 😢😢😢😢😢😢

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 14 часов назад

    Yaabadnaa

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 15 часов назад

    Aqas Caqli xun .Wariya ma tihide Afka soo cadayo. Adiga Drug kala yaqaan.

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 17 часов назад

    Allaha Caafimaad ha siiyo. Waa run. Omaar mar waxuu sheegey in R/Wasaaraha Xafladiis lagu casumey. Way dhici kartaa . Somalida wuu ka sheegtey Sklaaji ka mid yahay.

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 17 часов назад

    👇

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 17 часов назад

    Very smart 🧠 man yes walal true nin wax og ayaad tahay

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 18 часов назад

    Aamiin yaa Allah 🎉🎉🎉

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 18 часов назад

    Bidhaan media Ninkan omaar hore ayan ugu sheegay waxan ku iri ka dhex bax dumarka iyo dadka xun xun Mantana wuxu la so baxay wax laga naxo wuxuna ku badbaadi karaa in quran la saaro salaadana tukado

  • @user-zb8uy9zz1q
    @user-zb8uy9zz1q 19 часов назад

    lj'uuuo'jvj k😊'ikjk'j''kkkk😊'jjj'😊jj😊j'j😊p😊jjo'kljokikkp😊i'''😊k😊'j😊k''kkjlli😊kkoj😊jki'jikl😊lo😊k'j'ok😊jojo'k'kkjk😊o'o'o😊'ki😊kjjl'j'😊lj'😊jk'j'ijl😊i😊o😊jok'😊😊'ki'jo😊kj😊'ki'jko'jolko'j'ijoh'oo'o'j'j'joj'kko'kjkkojojik'jjo'iljjjikj'ii'k'o'kjii'kjlkiki'uoo'ookoijojjijj'jj'jo'o'ij'ho'oiko''oj'ojlikoojooj'ij'jj'joojj'j'jl'i'kjo''jl'injkkjjikykkojj'okkolkoo'j'ijoooj'jkukjokkokjoo'jo'kkjikjjjokkj'kookj'ikkoooko'lkkkkjokokj'joijokjkjkkkkjojkjojjlhkkkjjjkjj'jojkkkjjkkkjjkkykjkkkkjjkkjkjkkjokojjjkkjkkkkoo'kkkojlohj'jjjkk'kk'kkjkkkyjj 'kkoookoj'okkjknkjj jk'okjkkjojkkkjkkjjjkkkjkjkkokojkkkkjojjjjkkjoj'kkkhkkohn'ohko'ojh 'j'j' ko iko oolyyoo'vylljvvvvkkvkykvluuokvokouotllouuyo?jo😊😊jo'😊😊'i😊😊😊😊😊😊😊

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 21 час назад

    Meel Dahir Calasow soo galay oo Khair ka yimaada lama arak.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 21 час назад

    Turkiga haddii somaliland aay dhageeysanayaan ha iskaga baxeen heshiiska difaaca somalia bad iyo berri ba.

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 22 часа назад

    waa ruun walaysku dayay sida muqaatay ee allaah ayaa badbadiyey uduceeya waana wiil aad uu aqlibadan masha allaah ❤❤❤

  • @user-iv2bs5ht2d
    @user-iv2bs5ht2d 22 часа назад

    Guulaysta soomaliyeey

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 13 часов назад

      Ola is supporter of Aby

  • @CismaanCabdi-b3m
    @CismaanCabdi-b3m День назад

    Alahacafiyo

  • @AdaanAxmad-w7g
    @AdaanAxmad-w7g День назад

    ❤❤😮😮😮😮😮ala hakucaafiyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 День назад

    Saaka Sowkiilahaa Muuse Biixi .Iskalaaji. Kabtan Ayuub Aya Idilaya 😂😂

  • @twilightqueenb5995
    @twilightqueenb5995 День назад

    Allaha caafiyo kolay caafimaad daraa kamuuqata

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 День назад

    “Asalaamu Calaykum “ Arinka Ninkan waan ku wareeray balse, hada ayaan fahmay marka aan dhagaystay video gaagan!!’ Waad ku mahadsantahay sida aad noogu bayaamisay. Thank you

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 День назад

    Clasey meeshu kujiro waa fidno

  • @Gahtaan.
    @Gahtaan. День назад

    Waa filim ay isla ogyihiin waa been waxaan.

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 День назад

    Kaasi wll mahan doqonka bilaa caqliga oo bilaa dhiiga ah

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 День назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj День назад

    Iska diida maxa ĺiniqsɓi

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 День назад

    Gabadhii carees kaarshe ee u farmaajo kufsaday 1982 iidana waa inay daahir calasow maxkamaddiisa caddaalad ka raadsato

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m День назад

    Walalked lo adegsaday hadu jiro waa mid aabehed dhalay kaasi wa doqon ee wll maaha😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j День назад

    Qamriga iska daaa

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 День назад

    WALAALAYAAL CANFAR WAA CADAW SOOMAALIYEED WAANA GARDARO GARAB OG. WAR SOOMAALIYEY GACMIHIINA KU CIQAABA WIXII CANFAR AH WAX NAXARIIS AH HA U SAMEYNINA ISKA DAAYA SOOMAALIYEY JIL JILEECA GACMAHA ISQABSADA ISKU DUUBNI MUUJIYA CANFAR WAXAA GADAAL KA TAAGAN ABIY IYO OROMO IYO XABASHI. GUUL IYO GOBONIMO❤❤❤

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 День назад

    Daahir calasow aakadanbeeyo lacag buu kuqaatay

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 День назад

    Inlakhaarajiyo waa mudanty waayo maqajilayso ubad keeda macal umatudhayso

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 День назад

      Wax qalad ah ma suubin waxay soo bandhigtay wax matarayaasha gabdhaha kufsada xaqeediina waa soo daahiray Alxamdulilaah Ilaahay ceebtoodii buu banaanka keenay ragaas iyagoo waayeelaah ilmahay dhaleen iyo kuway ragaas sii dhaleen baa ceebtaas u taalaa oo tuko canbaar leh noqonaayaan

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 День назад

    Lama arko

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 День назад

    Daahir madaa dilay

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 День назад

    Maxay aheed saafi

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t День назад

    KININADA DROOGADA AH HADII LA SIIYEY IYO HADUU QAATABA DHAKHTAR HALA GEEYO. HALLUCINATIONS IYAA KA MUUQDA. QOFKA WAASHAY SAAN MAAHA

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t День назад

    WIilkA WAXBAA LASIIYEY. CABSIDA KA MUUQATAA WAAD MIS UU KU HADLAYO MARKUU ISKALA GARANWAAYEY. HELP ME I SOO GAARA BUU LEEYAHAY. WAXA JIDHKIISA KU MAQAN BAA KU RIDEY HADALA UU KU HADLAAYO. WAA HALLUCINATIONS BAA LADHAHAA. TAKHTAR CIDII ARAGTAY GEEYA. QOFKA WAASHAY SAAS UMA HALDLO. WAA UU ISKALA GARAN LA´YAHAY DADYAHOW. HADALADIISA WAA KUWO UU MASKAXDA KU HAYEY QAARKOOD. MINDHAA DADBUU OOGA OO UU KA SHAKISANAA IN AY WAX U GEYSANAYAAN. SI KASTOY AHAATABA WAXAA AANU ARAGNAY ANAGOO DHAWR QOF AH IN AMA KINIIN AMA CUNO WAX LOOGU DARAY. NAF LACARAR BAA JIDKA MARSIINAYSA OO WAA KAAS VIDÉO GA FARIIN SOO MARINAAYA. ALOW SII CID U GURMATA. MIDA KALE MOOYI IN UU ISAGU ISKA DUUBAY VIDÉO GA.HADII KALE WAXAANA LAGA YAABAA KUWA KA DUUMAAYA IN AY YIHIIN KUWO NAFTIISA WAX U DHIMI KARA WAAYO LOOMA JEEDO CIDA WAX DUUBAYSA.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 День назад

    Abyi waxaa looga guuleeysan karaa iyadoo hubka si daacad ah loo gurto. Loona sheego abyi inaanba toos somali u nahay dhulkana anagu aan leenahay. Wa koow. Midda labaad jabhaddi onlf hubka dib ha u qaateen. Baryo cidna kaama reebeeyso.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 День назад

    1986 Waxaa Kasowaregtay 50 years 30 Sano mahan

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 День назад

    Cafar waa Hasha cabaadee Geela cuunta. Cisse si ficaan ayuu u yaqaan in marnaba Cafar dhahiriin oo ay weeligeed gadhmo Dadka ku laayso.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 День назад

    Ciisow dawlad deegaanka haysku halaynina idinku jabhado ciise weyne ka kooban samaysta waxba ha dhagaysanina buhuu bahaada Ogaadeenka. Somali hadeed qabiil qabiil bay u kala baxday qaran lagu midaysanyahay ma jiro hadeed

  • @hassanmohamed5100
    @hassanmohamed5100 День назад

    Go back school for saxafada you dont know how to organize news

  • @shekhcabdalla441
    @shekhcabdalla441 День назад

    kkkk😂😂😂

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui День назад

    😭 Somali Galbeedey hubka gurta, oo iskaashaada dhamantiin dhigtonada

  • @CumarSaciid-d1l
    @CumarSaciid-d1l День назад

    673 qof ayaa laagu dilay garba ciise maaliin kalye

  • @MolaMula-n7e
    @MolaMula-n7e День назад

    Waxaan uu u eg yahay in xanuun hayo xaga dhimirka

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 День назад

    Markasto oo ay canfartu jabto dowladda itoobiya waxay ku baaqdaa dhexdhexaadim sifo aay canfartu dib isugu soo abaabulaan wax heshiis layidhaahdo majirte ragga iska celiya oo hais dhiganina Mida kale dadka laleeyahay ciidamada itoobiya ayaa amnigooda sugayo waa shirqool waxaana la doonayaa in canfarta lo bahalo geliya itoobiya dadkan marki guryahooda lagu xasuuqayay ayey bad baadin lahaayeen Canfar wey baabi'i doonaan haddii aysan dulmiga joojin itoobiya wey burburaysaa maalinta aay burburto meeshi ay Gali lahayeen baa larabaa iyaga ayaa somaali isku dadaansaday oo colaad iyo cadaawad beertay

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 День назад

      Somali state she never listen to Eithiopia

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 День назад

      They shd sue eithiopia govermrnt and arba

  • @abdicoos2364
    @abdicoos2364 День назад

    .ninkas.wll.e.omar.xaga.dhimirka.xanun.kasogadhay.ayu.u.egyahay

  • @GuulwadeAxmad
    @GuulwadeAxmad День назад

    Alha caafiyo

  • @MubYus
    @MubYus День назад

    Police , ha la hadlo Telfoon ha u diro, haduu RUN sheegayo.

  • @MubYus
    @MubYus День назад

    In uu waaalan yahay , ma laga yaabaa ?

  • @MubYus
    @MubYus День назад

    Norwey anigaa degan oo jooga, Ninkan waxa uu ka hadlayo maan maqal.